Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Sports»Kooxda Manchester City oo ku dhawaaqday heshiis ay la gaartay tababare Pep Guardiola

    Kooxda Manchester City oo ku dhawaaqday heshiis ay la gaartay tababare Pep Guardiola

    February 1, 2016Updated:February 1, 20161 Min Read Sports
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Manchester City ayaa xqiijisay in tababaraha caanka ah ee  Pep Guardiola uu bedeli doona Manuel Pellegrini this xili ciyaareedka soo socda, kadib muddo dheer oo la hadal hayay halka uu ku dambeyn doono tababarahan heerka sare ah oo kooxo badani ay raadinayeen.

    Heshiiska ay Man City  la gashay  Guardiola uu xilka kala wareegi doono tababaraha hadda kooxda haya oo xilligiisu ku ekaa aakhirka snadka 2017, balse kooxdu shaqadiisa ku joojisay bartaha sanadkan 2016.

    War saxaafadeed ka soo baxay kooxda Man City ayaa lagu yiri: ” Manchester City waxay xaqiijineysaa in toddobaadyadii ugu danbeeyay ay soo gabagabeysay wadahadalkii heshiis lala gaaro Pep Guardiola si uu u noqdo tababaraha kooxda sanadka 2016/2017 iyo wixii ka danbeeya”.

    Man City ayaa marar badan lagu eedeyn jiray inay la’ dahay tababare heer caalami ah, iyadoo kooxdu heysato ciyaaryahano fara badan, balse ay horumar ka gaari weyday Champion League.

    HOOS KA AKHRI BAYAAKA KOOXDA KASOO SAARTAY ARRINTAN

    So it's confirmed: Pep Guardiola to take over at Manchester City in the summer #mcfc pic.twitter.com/NVUPuemACz

    — Sam Lee (@SamLee) February 1, 2016

    Wadani.com

    Man City Pep Guardiola Sports
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Banaanbaxii rabshada watay ee ka dhacay Magaalada Boosaaso
    Next Article Xildhibaano iyo Wasiiro ku qulqulaya Magaalada Beledweyne & laba qodob oo Beesha isku heysato

    Related Posts

    Halyeeyadii hore ee Afrika oo Galabta Wacdarro ka dhigay Stadium Muqdisho iyo darsan Goolal ah

    May 27, 2025

    Caasimadda Muqdisho oo maanta lagu soo dhoweeyay Ciyaartoy Afrikaan heer caalami ah

    May 27, 2025

    Maxaa sababay in la siyaasadeeyo Falkii ku dhacay Ciyaartoyda K/Galbeed..?

    January 14, 2024

    Galmudug oo cudurdaar ka dalbatay Hadalladii Basmo Caamir. “Ciyaartoyda Turkiga loo ballan qaaday Cadaado ayey..”

    January 1, 2021

    Xulka Gobolka Banadir oo ku guuleystay Koobkii Maamul Goboleedyada & Hambalyo loo diray

    December 31, 2020

    Taliyaha Booliska oo saaray farriin Amni oo ku saabsan Ciyaarta Fiinaalka ee Galmudug & G/Banaadir

    December 30, 2020

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo