Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»5 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba (Akhriso Magacyadooda iyo sida ay kusoo baxeen)

    5 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba (Akhriso Magacyadooda iyo sida ay kusoo baxeen)

    January 19, 2022Updated:January 19, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

    Kursiga koowaad oo ahaa HOP184 waxaa ku tartamay Wasiir Xasan Cabdinuur Cabdi iyo musharax Maxamed Cabdulaahi Cali, waxaase ku guuleystay Xasan Cabdinuur Cabdi oo hadda ah Wasiirka Tamarta Dowladda Soomaaliya.

    Kursiga waxaa kusoo baxay Xasan Cabdinuur Cabdi oo helay 72 cod, halka musharaxii la tartamayay ee  Maxamed Cabdulaahi Cali uu ka helay 27 cod.

    Kursiga labaad HOP085 waxaa hore ugu fadhiyay Shariif Maxamed Cabdalla, waxaana kula tartamay Maxamed Xuseen Mukhtaar, wxaaana xilkiisa dib loogu doortay Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 79 Cod, halka Musharrixii la tartamayay ee Maxamed Xuseen Mukhtaar uu helay 19-cod, waxaana halaabay 3 cod.

    Kursiga saddexaad ee HOP176 waxaa ku tartamay Maxamed Mursal Maxamuud Boorow iyo Cabdixakiin Mustaf Ibraahim, waxaana kursiga kusoo baxay Maxamed Mursal Maxamuud Boorow oo kursiga horay ugu fadhiyay Baarlamaankii 10-aad. Maxamed Boorow ayaa helay 73-cod, iyadoo musharaxii la tartamayay ee Cabdixakiin Mustaf Ibraahim uu heley cod-26.

    Kursiga afraad ee HOP046 waxaa ku tartamay Maxamed Wardheere Cabdi iyo Cabdulaahi Samow Cusmaan, waxaana kusoo baxay Maxamed Wardheere oo helay codad gaaraya 83-cod halka musharaxii ka heley 11-cod, iyada uu halaabay hal Cod.

    Kursiga Shanaad ee HOP156 waxaa ku guuleysatay Maxamed Aadan Maxamedoo helay 88 Cod, halka musharaxii la tartamayay ee Maxamed Ibraahim isaaq uu heley 10-cod.

    Baarlamaanka Baydhaba Doorashada K/Galbeed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Qorsheynta oo Qoraal ku weeraray Xildhibaanka UK ee gudbiyey Mooshinka Somaliland
    Next Article Barro Xildhibaanka UK ee u ololeeya Somaliland: 2 Jeer ayaa xilal Wasiir looga qaaday fadeexado qabsaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo