Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»92 jir Ruug-caddaa ah oo siyaasadda ku soo laabtay, taariihkhna ka dhigay dalka Malaysia

    92 jir Ruug-caddaa ah oo siyaasadda ku soo laabtay, taariihkhna ka dhigay dalka Malaysia

    May 10, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisulwasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashooyinka guud ee dalkaas. Sida ay muujinayaan natiijaooyinka rasmiga ah.

    Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in isbahaysiga mucaaradka ah ee Mahathir ay ku guulaysteen kuraas gaaraysa 115 kursi, taas kor u dhaafaysa kuraastii loo baahnaa in dawlad lagu soo dhiso.

    Mahathir, oo 92 jir ah, waxa uu ka adkaaday isbahaysa talada dalkaas haya ee lagu magacaabo Barisan Nasional coalition, kaas oo xukunka hayey in kabadan 60 sano.

    hawlgabnimadiisii ayuu kasoo laabtay si uu ula tartamo, ardaygiisii dhanka siyaasadda, ee Najib Razak. “Ma doonayno aargudasho, waxaan doonaynaa in aan dib usoo celino sharciga iyo kala dambaynta” Mahathir ayaa sidaas war fidiyeenada u sheegay.

    Wuxuu carabaabay rajada uu ka qabo in xafiiska loo dhaariyo maalinta khamiista ah ee foodda inakusoo haysa.

    Dadka dhaliila doorashada ayaa walaac ka muujiyey in doorashadu ay ahayd mid xor ah oo caddaalad ah. 

    Asagoo goor sii horraysay warfidiyeenada kula hadlayey magaalada Kuala Lumpur, Mahathir ayaa sheegay in uu ku qanacsan yahay in isbahaysiga mucaaradka oo lagu magacaabo Pakatan Harapan ay gaaraan guul la taaban karo, asagoo intaas kudaray in sinnaba aysan usoo gaari Karin isbahaysiga talada haya ee lagu magacaabo BN.

    Xisbiga BN ayaa hoggaanka u hayey siyaasadda dalka Malaysia tan iyo markii dalkaasi uu madaxbaanida ka qaatay Britain sanadkii 1957, balse isbahaysigaan oo bari xoog badnaan jiray ayaa sumcadiisu hoos u dhacday sanadihii u dambeeyey.

    Caalamka Mahathir Mohamad Mahatir Maxamed Malaysia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga & Ciidamadii la socday oo lagu laayay Qarax [Akhriso]
    Next Article Meydadka Dad lagu dilay Duqeyn ka dhacday Sh/hoose oo Muqdisho la keenay & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo