Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Abiy Axmed oo Dadka Itoobiyaanka ugu baaqay inay ‘Naftooda u huraan’ difaaca Dalkooda (Qeylo-dhaan)

    Abiy Axmed oo Dadka Itoobiyaanka ugu baaqay inay ‘Naftooda u huraan’ difaaca Dalkooda (Qeylo-dhaan)

    November 6, 2021Updated:November 6, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisulwasaaraha Itoobya Abiy Ahmed ayaa maanta ah shaaciyey in dadka Itoobiyaanka ay sameynayaan “naf-huris” lagu badbaadinayo dalkaaasi.

    “Waa in la sameeyaa naf-hurid, taasi oo badbaadin doonta Ethiopia.. Waxa aan wajahnay imtixaanno iyo caqabado kuwaasi oo innaga dhigay kuwo sii xoogeystay. Waxa aan leennahay xulufo ka badan, kuwa ay haystaan dadka naga soo horjeestay,” ayuu yiri Abiy Ahmed oo farriin soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

    Wuxuu sheegay hadalkan ayaa yimid maalin ka dib markii sagaal kooxood oo fallaago ah ay sheegeen in ay isbahaysi la sameysanayaan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) oo muddo sannad ah dagaal kula jirtay xukuumadda Abiy.

    Dhinaca kale Ra’iisal wasaaraha Itoobiya wuxuu ku eedeeyay saaxiibo badan oo ay Itoobiya lahady ay dhabarka u jeediyeen, balse Itoobiya ay soo martay dagaallo iyo dhibaatooyin adag, ayna kasoo gudubtay.

    Wakiilka TPLF Berhane Gebre-Christos ayaa Jimcihii mar uu magaalada Washington ku saxiixayay heshiiska sagaalka xisbi ee isbahaysigan ku midoobay waxa uu sheegay in isbahaysiga ujeedkiisu yahay “in meesha laga saaro taliska Itoobiya ee Abiy Ahmed.”

    Todobaadkii hore ayay kooxda TPLF sheegtay in ay qabsatay laba magaalo oo istiraatiji ah oo ku yaala gobolka Amhara, halkaas oo ciidankeedu ay weerareen ka dib markii ay bishii June dib ula wareegeen gacan ku heynta gobolkooda Tigray.

    Arbacadiina, waxa ay sheegtay in ciidankeedu gaaray magaalada Kemissie ee gobolka Amhara, waxayna magaaladu 325 kiiloomitir dhanka waqooyi-bari ka xigtaa caasimadda.

    TPLF ayaa intaas ku dartay in ay “howlgal wada jir ah” ay kula jirto Ciidanka Xoreynta Oromada, oo ah jabhad kale oo saadaalisay in Addis Ababa ay la wareegi karto toddobaadyo gudahood.

    Dowladda, oo Talaadadii ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo ay ku soo rogtay dalka oo dhan ah, ayaa beenisay in fallaagadu ay ku sii siqayaan ama halis ku hayaan caasimadda.

    Abiy Ahmed Ethiopia Tigray Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMareykanka oo Abaalmarin Lacageed oo cusub Dul dhigay Madaxda Alshabaab (Amiirka waxaa dul saaran..)
    Next Article “Doorashada dalka ka socota waxay qaadan doontaa 2 sano” Yuusuf Garaad oo xisaab kusoo saaray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo