Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Afar faa’iido oo Madaxweyne Farmaajo ka helay magacaabis la’aanta Ra’iisal wasaare cusub Akhriso)

    Afar faa’iido oo Madaxweyne Farmaajo ka helay magacaabis la’aanta Ra’iisal wasaare cusub Akhriso)

    August 30, 2020Updated:August 31, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa bishii labaad dowladda Soomaaliya ay tahay Ra’iisal wasaare la’aan iyo xukuumad rasmi ah oo aan jirin, kadib markii Baaralmaanku riday xukuumadii hore, isla markaana uu is casilay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre 25-kii July 2020.

    Ka sokow in dalku ku jiro xaalad kala guur ah oo ua baahan xukuumad degdeg loo dhiso. haddana waxaa la dareemay inuu Madaxweyne Farmaajo si ulakac ah u daahinayo magacaabidda Ra’iisal wasaaraha, taasoo uu ku gaaray guulo siyaasadeed xilligan xasaasiga ah.

    Guulaha Madaxweynaha Farmaajo ka helay intii uu ra’iisal wasaare la’aanta dalku ahaa waxaa ugu waaweyn:

    1– Inuu isku noqday Madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare

    Madaxweynaha wuxuu helay awood aan laga daba hadlin, wixii ka dambeeyay markii la riday xukuumaddii Kheyre, wuxuuna isku nqoday Madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare isku heysta labadii awood ee Madaxtooyada iyo xukuumadda, isagoo ku-sime u magacaabay Ra’iisal wasaare ku xigeenkii hore.

    2- Fulinta iyo meel-marinta Heshiisyo iyo Qorsheyaal xasaasi ah

    Intii dalku Ra’iisal wasaare la’aanta ahaa wuxuu madaxweynaha meel mariyey oo xukuumadda xilka sii heysa u fulisay qorshayaal hore la isku mari waayey, sida magacaabidda xubnaha Golaha Adeegga garsoorka, Guddiga Hay’adda Batroolka oo xasaasi ah, waxaana la sameeyay magacaabis kala duwan.

    3- Go’aan ka gaarista Doorashada 2020/20213

    Qodobka ugu muhiimsan ee Madaxweyne Farmaajo ka faa’iiday maqnaanshaha Ra’iisal wasaaraha waa inuusan jirin mas’uul dhinac jooga oo talo ku yeelan kara go’aan ka gaarista Doorashada soo socota, taasoo ahayd sababta khilaafka keentay oo soo dedejisay in xilka laga tuuro Ra’iisal wasaarihii hore.

    4- Aamusinta Siyaasiyiinta iyo xildhibaannada

    Xilalka la sugayo ee Ra’iisal wasaaraha iyo Wasiirada cusub ee la magacaabi doono, waxay Madaxweynaha siiyeen awood KMG ah oo dhalisay in siyaasiyiinta iyo xildhibaannada rajada ka leh xilalkaasi ay ku dhiiraan waayaan inay mucaaradaan ama ka hor yimaadaan Madaxweynaha. Taas bedelkeed haddii madaxweynaha ku degdegi lahaa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha iyo xukuumad cusub waxay dhalin lahayd mucaaradnimo xoog leh oo ay kala hor yimaadaan ragga xilalkaasi kusoo bixi waayey, waxaana ku furmi lahaa aag cusub.

    Waxaa cad in Madaxweyne Farmaajo uu heysto guddoonka Golihii Shacabka ee la xisaabtami lahaa, isla markaana sida uu rabo ugu hirgalay qorshahan dib u dhigista magacaabista Ra’iisal wasaare cusub, laakiin ay tahay dhibaato uu dib u dhigtay oo kaliya.

    Farmaajo Kheyre Ra'iisal wasaare cusub Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxkamadda G/Banaadir oo xukun culus ku riday Ganacsade caan ah oo furtay Banki sharci darro ah
    Next Article Baarlamaanka Soomaaliya oo laba toddobaad kadib maanta kulmaya & Laba Ajende oo horyaalla

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo