Browsing: Ra’iisal wasaare cusub
Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya munaasabadda xil-wareejinta Ra’iisul Wasaaraha cusub.
Waxaa bishii labaad dowladda Soomaaliya ay tahay Ra’iisal wasaare la’aan iyo xukuumad rasmi ah oo aan jirin, kadib markii Baaralmaanku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan ugu yeeray xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Hawiye, kadib markii ay u dhammaatay muddo…
Iyadoo la sugayo go’aannada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqan yihiin madaxda labada maamul Goboleed ee Puntland iyo Jubbaland…
Kadib 10 maalmood oo markii Baarlamaanka Soomaaliya uu kalsoonida kala laabtay xukuumadii Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed waxaa si cad…
Tan iyo kalsooni kala noqoshadii xukuumadda C/weli Sheekh Axmed oo ku beegneyd 6-da Bishan Disembar waxaa soo if baxayay warar…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu Isniinta 17-ka November iyo wixii ka danbeeya magacaabi…
