Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Afgembi miyaa ka socda Ruushka? Taliyaha Wagner oo u hanjabay madaxda Dalkaasi

    Afgembi miyaa ka socda Ruushka? Taliyaha Wagner oo u hanjabay madaxda Dalkaasi

    June 24, 2023Updated:June 24, 20232 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda dalka Ruushka kadib xiisadka dhex taagan Taliyeyaasha ciidamada Ruushka iyo Madaxa kooxda hubeysan ee Wagner oo ah ciidamo si gaara u tababarran oo dowladda Ruushka raacsan.

    Talyaha kooxda Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inay ka takhalusi doono hoggaanka militariga Ruushka, isagoo uu ku eedeeyay inay weerar ku qaadeen ciidankiisa, ayna duqeeyeen, isagoo soo bandhigay sawirro duqeynta iyo ciidamo laga dilay.

    Magaalada Rostov ayaa la sheegay inay galeen ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner, wuxuuna hoggaaminaya kooxdan shaaciyay inuu burburin doono ciddii ka hor timaada.

    Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa beenisay inay weerar ku qaaday ciidamada Kooxda Wagner, waxayna caddeeyeen inay kooxdaasi wado falaagenimo, laguna soo oogay dacwad ka dha ah, iyadoo caasimadda Ruushka ee Moscow lagu arkay ciidamo badan oo wadooyinka lasoo dhigay.

    Kooxda Wagner oo ah ciidamo si gaara u abaabulan oo Ruushku dhisay, isla markaana u adeegsado dalal badan ayaa Taliyahooda hadda u muuqdaa inuu ka hor yimid hoggaanka Ruushka, iyadoo aan la ogeyn in arrintan ku kooban tahay madaxa Wagner iyo in kale.

    Warbaahinta reer Galbeedka ayaa si weyn u baahineysa dhacdooyinkan, halka Ruushka oo hoos udhigay arrintan kuna soo koobay hoggaamiyaha kooxda Wagner.

    Kooxda Wagner ayaa ka dagaalantay dalka Ukraine iyadoo garab siineysa ciidamada Ruushka, waxaana qasaare weyn kasoo gaaray dagaalka, halka ay ku lug leedahay dalal badan oo colaado ka jiraan caalamka.

    Russia Top Yevgeny Prigozhin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCodsiga MD. Xasan Sheekh hor dhigay Golaha Ammaanka iyo Jawaabta uu ka helay
    Next Article Madaxweyne Putin oo digniin kasoo saaray Gadoodka Ciidamada Wagner iyo Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo