Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Madaxweyne Putin oo digniin kasoo saaray Gadoodka Ciidamada Wagner iyo Wararkii ugu danbeeyay

    Madaxweyne Putin oo digniin kasoo saaray Gadoodka Ciidamada Wagner iyo Wararkii ugu danbeeyay

    June 24, 2023Updated:June 28, 20232 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin ayaa sheegay inuu dalkiisu wajahayo Gadood ciidan oo ay wadaan koxoda Wagner, isla markaana wuxuu ugu baaqay inay joojiyaan dhaqdhaqaaqa ay wadaan.

    isagoo ka hadlayay xaaladda ee ka taagan dalka Ruushka oo xilligan dagaal kula jira Ukaraine ayuu Madaxeynaha Ruushka caddeeyay inuu jiray jirto Khiyaano Qaran oo la doonayo in Ruushka looga dhaliyo dagaal sokeeye xilli ay ku jirto dagaal adag.

    Madaxweyne Putin wuxuu sheegay kooxda Wagner ay u dagaalantay Ruushka, balse damac ay leeyihiin shaqsiyaad ay isu bedeleen inay Ruushka Dhabarka ka toogtaan, isagoo ku hanjabay inay tallaabo ka qaadi doonaan, haddii aysan joojin fowdada ay wadaan, dibna ugu laaban xarumahoodii.

    Arrintan ayaa bilaabtay kadib markii madaxda Shirkadda dagaalamayaasha Wagner ee lagu magcaabo Yevgeny Prigozhin (Yefgeni Birigoshin) uu ku eedeeyay madaxda Wasaaradda Difaaca Ruushka inay duqeeyeen ciidamadiisa.

    Khilaafkan oo muddo dheer u dhaxeeyay milkiilaha shirkadda Wanger iyo Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay markii dagaalamayaasha kooxda Wanger ay saaka la wareegee qeybo ka mida magaalada Rostov ee u dhow xuduudka Ukraine.

    Yevgeny Prigozhin wuxuu ku hanjabay in haddii aan la casilin Wasiirka Difaaca iyo taliyaha ciidamada Ruushka uu ciidamadiisa La geli doono caasimadda Ruushka ee Moscow.

    Dhinaca kale caasimadda Ruushka ayaa lagu ciidamo badan oo wadooyinka lasoo dhigay, iyadoo La xiray wadadda u dhaxeysa magaalada Rostov iyo Moscow.

    Dagaalamayaasha iskood u shaqeysta ee shirkada Wagner waxay si weyn uga dagaalameen dalka Ukraine, iyagoo gacan siinaya ciidamada Ruushka, iyadoo dib u qabsaday magaalada Bakhmut ee sida xun loogu dagaalamay.

    Shirkadda Wagner oo Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa waxay leedahay ciidamo u gaara oo ka howlgala dalal ku yaalla Afrika iyo Latin America, waxayna ka dagaalameen dalalka Libya, Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe, Mali iyo Sudan.

    Russia Top Ukraine Valadamir Putin.
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfgembi miyaa ka socda Ruushka? Taliyaha Wagner oo u hanjabay madaxda Dalkaasi
    Next Article Jeneraal Odowaa oo Xilkii wareejiyay iyo Taliyaha cusub ee Xoogga oo shaqo bilaabay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo