Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Agaasimeyaashii Hay’adda Socdaalka oo lagu eedeeyay Lunsashada Malaayiin Dollar

    Agaasimeyaashii Hay’adda Socdaalka oo lagu eedeeyay Lunsashada Malaayiin Dollar

    November 16, 20232 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u bilowday Maxkamadeynta Dacwad loo haysto mas’uuliyiin caan ah iyo Saraakiil ku Eedaysan Musuqmaasuq oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Wasaaradda Maaliyadda.

    Waxaa Maxkamadda maanta laga akhriyay eedaha Xafiiska Xeer Ilaalinta kusoo oogay 15 Qof oo ay ka mid yihiin: Agaasimeyaashii hore ee Haya’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Maxamed Aadan Koofi iyo Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul).

    Koofi ayaa ku eedeysan lunsasho Hanti gaaraysa 4 Malyan oo dollar iyo Eedaymo kale oo Xafiiska Xeer ilaalinta Qaranku ku soo eeddeeyey, halka Cabdulqaadir Cilmi lagu soo oogay ka qayb qaadasho dambi iyo gudasho la’aan waajib iyo masuuliyad Xafiis Dowladdeed, isagoo ka qeyb qaatay lunsasho dakhli dowladdeed oo gaaraysa 5,327,355 oo dollar.

    Eedeysanayaasha kale ee iyagoo maqan eedahooda laga akhriyay Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka mida Agaasimihii Cashuuraha Bariga ee Wasaaradda maaliyadda Eedaysane Muxiyadiin Xasan Jurus (Saabeey) oo ku Eedaysan lunsasho hanti maaliyadeed oo dhan 20 Malyan oo dollar.

    12-ka Eedeysanayaasha ee kale oo dhammaantood maqanayaal ah, marka laga reebo hal eedeysane ayaa lagu oogay denbiyo isku mida oo ah: Lunsasho Xoolo Dadweyne iyo qodobo kale.

    Qareenada difaacaya 3 ka mida eedeysanayaasha ayaa is hortaagay Eedeynta Maxkamadda, waxayna sheegeen in xubnahaasi oo uu ka mid yahay Maxamed Aadan Koofi ay yihiin saraakiil ka tirsan hay’adda NISA, ayna tahay in dacwadooda lagu qaado Maxkamad Ciidan.

    Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa fadhigiii maanta soo gabagabeysay iyadoo go’aan ka gaari doonta is-hortaagga Qareenada fadhiga soo socda.

    Cabdul Hay'adda Socdaalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSababaha Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Dalka Burundi oo la shaaciyay
    Next Article RW Xamse oo dhiirigelin ugu tegay Ciidamada Xasilinta & Arrin uu ku Amaanay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo