Browsing: Hay’adda Socdaalka
Shaqaaqo dhalisay gacan-ka-hadal ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la sheegay inay gacanta isula tageen ciidamo ka tirsan…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo bilaabayo bixinta Baasaboorka oo hore hakad loo geliyay cudurka Covid-19…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa wargelin ay soo saartay ku sheegtay inay hakisay qabashada codsiyada Baasaboorka ilaa Amar danbe.
Maalmihii la soo dhaafey, waxaan faraha isula tagney Caabuqa COVID19 oo la iga heley, Allihii iga fududeeyey khatartiisa ayaana mahad…
Qarax nooca miinada ah ayaa lala beegsaday agaasimaha Hay’adda Jinsiyadaha iyo Socdaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa shaaciay in Berri oo ku beegan Axad oo taariikhdu tahay, July 12, 2020, dib…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa joojisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya, xaaladda ka dhalatay cudurka Covid-19 awgeed.
Xaruntii labaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa laga furay magaalada Muqdisho, taasoo la bixin doono Baasaboorada.
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in maalmo dheeraad ah lagu daray hakadka la geliyey qabashda codsiyada Baasaboorka oo…
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay in la hakiyey codsiyada dalbasahda Baasaboorka Somaaliga muddo dhowr maalmood…
Maamulka Puntland ayaa joojiyey xil wareejinta xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ee magaalada Garowe kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in garoonka Muqdisho laga ceiyay, loona diiday inay dalka soo…
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw (Ducaale ) ayaa maanta dhagax dhigay dhisme…
Dowladda Somalia ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay diyaaradaha ka imaanaya dalka Kenya ee doonaya inay tagaan magaalada Kismaayo, waxaana amarkan…
