Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Ahlu-suna oo shuruudo adag ku xirtay dowladda Federaalka Soomaaliya (Akhri shuruudaha)

    Ahlu-suna oo shuruudo adag ku xirtay dowladda Federaalka Soomaaliya (Akhri shuruudaha)

    June 14, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    odowaa-guureeye
    Sheekh  Ibraahim Guureeye iyo C/raxmaan Odowaa

    Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa sheegay inay wadahadal la fureen ururka Ahlu Sunna oo ururkaasi  qeyb ka noqon doono  shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe ee hadda Cadaado ka socda, wuxuuna intaas ku daray in waanwaan u socoto labada dhinaca sidii loo xalin lahaa colaada ka jirta gobolka Galgaduud.

    Guddoomiyaha goleyaasha ee Ahlu Sunna Sheekh Ibraahim Guureye  oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay shuruudo ku xiran inay aqoonsadaan  shirka Cadaado iyo hub dhigis ay ku dhaqaaqaansi ay qeyb oga noqdaan maamulka la dhisayo waxaana shuruudahaasi ka mida:

    1. Fulinta Heshiisyaddii la galay ee kala ahaa:

    • Heshiiski Garoowe ee 2009-kii
    • Heshiiskii Alhu sunna iyo Ra’iisal wasaare Saacid
    • Heshiiskii Caleemo Saarka Xasan Sheekh
    • Heshiiskii Maamul u sameynta Gobolada Dhexe
    • Heshiiskii  ugu danbeeyay ee Guriceel

    1. Lacag Magdhaw ah

    • Inay  dowladda bixiso lacag dhan 5 Milyan oo Dollar oo Magdhaw ah, taasoo hore loogu heshiiyay si hub dhigis loogu sameeyo Ahlu sunna.

    3. Ka qeybgalka Maamulka Gobolada Dhexe

    • In Ahlu-sunna laga qeyb galiyo talada iyo Maamul u sameytnta gobolada dhexe

    4. Jagooyin laga siiyo dowladda Federaalka 

    Inay qeyb ku lahaato taladda dalka sida xulista Guddiyada Qaran, dhismaha Baarlamaanka iyo Hiigsiga 2016-ka.

    Shuruudahan waxaan kasoo koobnay wareysi Radio Goobjoog la yeeshay Sheekh Ibraahim Guureye oo ah Gudoomiyaha Sadaxda Goleyaasha Ahlu Suna, waxayna shuruudahani u muuqdaan kuwo aad u adag oo fulintooduna caqabad weyn ku noqon doonta dadaalka loogu jiro in maamul loogu dhiso gobolada dhexe ee Soomaaliya.

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Ahlu sunna Odowaa Sheekh Guureeye
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo u dhoofay K/Afrika (3 mas’uuliyiin sare ah oo ka maqan dalka)
    Next Article XOG: Beesha Cadaado oo ku gorgortameysa inay noqoto caasimad kumeelgaar ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo