Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: 13 Qodob oo kasoo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada

    AKHRISO: 13 Qodob oo kasoo baxay shirkii Wasiirada Amniga dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada

    April 26, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii Wasiirada Amniga dowlada Federaalka  iyo Dowlad Goboleedyada dalka ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garowe, iyadoo looga hadlay amniga guud ee dalka.

    Gabagabada shirkan ayaa laga soo saaray 13 qodob oo ay ka mid tahay dib u howlgelinta akadeemiyaddii Carmo, la dagaalanka Al-shababa iyo qodobo kale:

    Halkaan hoose ka akhriso:

    1- In la dardargeliyo howlaha amniga ee dalka, ciribtirka argagaxisada, lana sameeynayo xiriir joogto ah

    2- In loo guntado tayeenta iyo dib u dhiska hay’adaha maniga, loona howlgalo sidii loo dhammeytiri lahaa baahida iyo agabka ay u baahan yihiin

    3- In la tayeeyo Booliiska Labadiisa heer, lana soo bandhigo baahida Booliiska Federaalka, maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir

    4- In la isku waafaqay mashruuca qorshaha dib u dhiska Booliiska oo ay ku bahoobeen dowladaha Jarmal, UK iyo Midowga Yurub

    5- Waxaa la isla waafaqay in la dardargeliyo lana diyaariyo xilliga kala guurka ah

    6- In  la dardargeliyo tirakoobka ciidamada Booliiska guud ahaan meel walbo oo ay joogaan

    7- Waxaa la isla afgartay in guddiga wasiirada amniga yeeshaan shir Saddexdii bilba mar

    8- Wasaaradda amniga in ay dabagal buuxa ku sameyso taliyeyaasha ciidamada Booliiska fulinta nidaamka Booliiska cusub

    9- In la xoojiyo nidaamka cusub ee Booliiska

    10- In la dardargeliyo isku xirka, wada shaqeynta, xog is weydaarsiga hay’adaha amniga

    11- Sameynta xafiis guud oo xog uruurin iyo xog is weydaarsi ah

    12- In la mideeyo tababarka iyo manjhaka booliiska Labada heer si waafaqsan nidaamka Booliiska cusub

    13- In dib loo howlgeliyo akadeemiyadii Carmo

    Amniga Garowe Shirka amniga Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo Laashay Heshiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay shirkadda SKA [Akhriso Qoraal]
    Next Article Maxkamadeynta Askarigii Xaaskiisa ku dilay Magaalada Kismaayo oo dib loo dhigay & Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo