Guddoonka Aqalka Sare ayaa faafiyey qodobadda Dastuuriga ah ee uu ku xadgudbay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib khudbadii uu ka jeediyey shalay Golaha Shacabka.
Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa lagu faahfaahiyey qodobadda uu jebiyey Madaxweyne Farmaajo oo dhammaantood ka hadlaya awoodda Aqalka Sare, kuwaasoo kala ah: 55, 61. 71, iyo 89.

HOOS KA AKHRISO