Browsing: Cabdi Xaashi C/llaahi
Musalsalka Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya waxaa ku jira Qodob xal u heliddiisa ay adkaatay oo ah: Heshiisiinta Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaatay go’aan halis gelinaya doorashada Dadban ee Soomaaliya 2021, kadib markii…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa sharci darro ka dhigay ilaa lix sharci oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu…
War hadda soo dhacay aya asheegaya in xal laga gaaray qodobkii caqabadda ku noqday xafladda saxiixa heshiis Doorasahada Soomaaliya ee…
Waxaa hakad ku jirta xafladii Xeritaanka Saxaaiixa Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kadib markii ay xal laga gaari waayey khilaafka…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay heshiiska Doorashada ee la filayo in…
Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ayaa maalintii afraad maanta galay iyadoo aan weli horumar laga gaarin qodobkii ugu horeeyay ee…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu hortaagan yahay ka qeybgalkiisa…
GUddoomiyah Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa beeniyay wararka sheegaya in heshiis laga gaaray Guddiyada Doorashada Somaliland ee ay magacawday…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee 2020/2021 ee xildhibananada kasoo jeeda Gobollada…
Guddoonka Aqalka Sare ayaa faafiyey qodobadda Dastuuriga ah ee uu ku xadgudbay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib khudbadii uu…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray Qoraal culus oo uu Madaxweyne Farmaajo uga dalbaday inuu…
Maamulka Hirshabelle ayaa ayaa si buuxda u taageeray baaqii Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/llaahi ee shir looga…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Baarlamaanka Mowliid Xuseen Guhaad ayaa eedeyn u jeediyey guddoomiyaha Aqalka Sare, isagoo sheegay inuu…
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay fal ay ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha…
Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo ay maanta bilaabatay diwaan gelinta Musharaxiinta u taagan xilka gudoonka Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado…
