Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo soo saaray Habraaca cusub ee Doorashada Golaha Shacabka

    Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed oo soo saaray Habraaca cusub ee Doorashada Golaha Shacabka

    October 30, 2021Updated:October 30, 20211 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray habraac cusub oo lagu maamulayo doorashada xildhibanndaa Golaha shacabka ee kasoo jeeda Somaliland

    Habraacan cusub ayaa salka ku haya heshiiska Doorashada ee 27 May 2021, waxaana ku cad qaabka loo marayo doorasha Golaha shacabka iyadoo hal ergo (101) ay wada dooraan karaan dhowr kursi, taasoo loo eegay duruufta Somaliland.

    Cabdi Xaashi ayaa loo doortay Senator ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, halka Mahadi Guuleed uu musharax u yahay kursi ka tirsan Golaha Shacabka oo la filayo inay dhowaan dhacdo doorashadiisa.

    Qodobka shanaad ee Shuruudaha musharaxa ayaa dhigaya in Musharaxa aan ka tirsaneyn Golaha shacabka iyo Wasiirada ee u tartamaya Golaha Shacabka, kana tirsan Ciidamada qalabka sida, Diblomaasiyiinta Shaqaalaha dowladda iyo hey’addaha dowladda laga doonayo inuu istiqaaladiisa u gudbiyo Guddiga doorashooyinka SEIT todobo maalin ka hor maalinta doorashada.

    HOOS KA AKHRISO HABRAACA

    Cabdi Xaashi C/llaahi Doorashada Mahdi Maxamed Guuleed Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Puntland oo sheegay inuu dalka ku jiro xaalad hoggaan la’aan ah
    Next Article Faahfaahin: Weerar culus oo Alshabaab ku qaaday Saldhiga ciidamada Puntland ee Af-urur

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Halyeeyadii hore ee Afrika oo Galabta Wacdarro ka dhigay Stadium Muqdisho iyo darsan Goolal ah

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Maamulka gobolka Banaadir oo jawaab culus u diray Siyaasiyiinta mucaaradka

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Caasimadda Muqdisho oo maanta lagu soo dhoweeyay Ciyaartoy Afrikaan heer caalami ah

    May 27, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo