Browsing: Mahdi Maxamed Guuleed
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaatay go’aan halis gelinaya doorashada Dadban ee Soomaaliya 2021, kadib markii…
Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka hor yimid dalab uga yimid Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Waxaa soo shaac baxay khlaafka ba’an ee ka dhex taagan labada Garab ee Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beelaha Waqooyi ee ay…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa beeniyay War lagu qoray warbaahinta Kenya oo ku saabsan in Somalia iyo…
Kulan uu soo abaabulay Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa lagu soo bandhigay taageerada xildhibaannada, wasiirada…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa dhaliil u jeediyey Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo…
Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta…
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadii dhacday Mahdi Maxamed Guuleed oo madaxweyne Farmaajo sii-haye Ra’iisal wasaare u magacaabay ayaa maanta xilka…
Mid ka mida adeegayadii ugu muhiimsanaa ee dadka Soomaaliyeed ka heli jireen Safaaradda Turkiga ee Muqdisho joogsaday, kadib markii ay…
Golaha Wasiirada xukuumada xilka sii heysa ee ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeeshay kulan lagu ansixiyey 4…
Waxaa jira caddeymo muujinaya in Ra’iisal wasaare ku xigeenkii xukuumadii u is-casilay Ra’iisal Wasaaraheeda uu isu bedelay una shaqeynayo sida…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumada Mahdi Maxamed Guuleed oo Caawa uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Sii-hayaha xilka Ra’iisal Wasaaraha ayaa…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay xilka uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ee Ku-simaha…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay dib u dhigista Dacwadda Badda ee Kenya iyo Somalia oo…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo ku xigeenkiisa Mahdi Maxamed Guuleed ayaa farriimo hambalyo ah u diray…
