Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta oo qaatay Go’aan halis Gelin kara Doorashada Dalka 2021

    Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta oo qaatay Go’aan halis Gelin kara Doorashada Dalka 2021

    August 2, 2021Updated:August 3, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaatay go’aan halis gelinaya doorashada Dadban ee Soomaaliya 2021, kadib markii uu faragelin ku sameeyay khilaafka Doorashada ee u dhaxeeya siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland.

    Rooble ayaa go’aan ku gaaray in la guda galo qabto Doorashada Aqalka Sare ee senatoorada kasoo jeeda Somaliland, isagoo isugu yeeray Guddiga kala qeybsan ee Doorashada Somaliland, sidoo kalena kulan berri la yeelanaya Xildhibaannada labada Gole ee kasoo jeeda Somaliland.

    Tallaabadda uu Rooble u qaaday in la bilaabo Doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi ayaa ka danbeysay markii uu laba jeer la kulmay hoggaamiyeyaasha labada garab ee Siyaasiyinta Dirta Waqooyi ee kala ah: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed, kuna ku fashilmay inuu xal ka gaaro khilaafkooda.

    Qorshihii ugu danbeeyay Ra’iisal wasaare Rooble ayaa noqday inuu labada Garab ee siyaasiyiinta Dirta Waqooyi ka dalbado inay isaga talada u dhiibtaan oo ay ogolaadaan go’aankii uu arrintooda kasoo gaaro, una hoggaansamaan, taasoo uu ka hor yimid Guddoomiyaha Aqalka Sare. (Halkan ka AKhriso)

    Waxaa hore Maxamed Xuseen Rooble loogu eedeeyay inuusan dhexdhexaad ka ahayn arrinta khilaafka ka taagan Doorashada kuraasta Dirta Waqooyi, ayaa hadda wajahaya xaaladii ugu adkeyd oo keeni karta inay halis gasho Doorashada oo dhan.

    Qabashada Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada Waqooyi oo la qabto iyadoo aan heshiis lagu ahayn, kana maqan yihiin siyaasiyiinta garabka Cabdi Xaashi ayaa noqon karta mid uu hareyso khilaaf iyo halis weyn oo shaki gelin karta sharcinimadeeda.

    Cabdi Xaashi C/llaahi Mahdi Maxamed Guuleed Maxamed Xuseen Rooble Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRooble oo kulan degdega ugu yeeray Guddiga kala jabay Doorashada Gobollada Waqooyi (Somaliland)
    Next Article Horjooge Alshabaab u qaabilsanaa Afduubka oo la qabtay, laguna soo bandhigay Magaalada Camaara

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo