Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Guddiga Khilaafaadka oo joojiyey Natiijada Doorashadii uu kusoo baxay Mahdi Guled (Dacwad laga gudbiyey)

    Guddiga Khilaafaadka oo joojiyey Natiijada Doorashadii uu kusoo baxay Mahdi Guled (Dacwad laga gudbiyey)

    November 2, 2021Updated:November 2, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee heer federaal ayaa hakiyay Natiijada rasmiga ah ee kursiga Golaha shcabka e HOP239, kasoo uu shalay kusoo baxay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mahdi Guuleed Maxamed Guuleed.

    Qoraal uu soo saaray Guddiga Xalinta Khilaafadka ee Doorashada ayaa lagu sheegay inay qabteen dacwad uu soo gudbiyay Musharax Xuseen Carab Ciise oo kurisgaas ku fadhiyay, waxaana la faray Guddiga hirgelinta doorashada in la hakiyo ku dhawaaqista natiijada rasmiga ee kursigaas laga bilaabo 2 November inta Guddiga Xalinta Khilaafaadka uu go’aan ka gaarayo dacwada laga soo gudbiyay kursigaas.

    Guddiga ayaa go’aankiisa kusoo saari doonaa muddo 7 maalmood ah, kadib marka uu dhageysto labada dhinac ee dacwadu ka dhaceyso, waxayna arrintan dib u dhigeysaa in si rasmi ah loo sharciyeeyo kursigaasi.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

    Ujeedo: Ogaysiin Hakin Ku dhawaaqista Natiiijada Rasmiga ah ee Kursi Lumber HOP#239;

    Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca lagu dhisay GXKHDD ee soo baxay 1-dii Oktoober 2020, waxuu ku wargalinaysaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) in dacwad laga keenay Kursi Lumber HOP#239. Soo dacwoode: Murashax: Xuseen Carab Ciise.

    Haddaba Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 Asagoo Gudanaaya Waajibaadkiisa Shaqo ee loo igmadey wuxuu farayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) in la hakiyo Ku dhawaagista Natijada Rasmiga ah ee Kursi Lumber HOP#239 laga bilaabo 02/11/2021 inta GXKHDD uu go’aan ka gaarayo dacwada laga soo gubdiyay kursigaas.

    GXKHDD wuxuu baarintaanka cadaymaha, dhagaysiga dhinacyada ay khusayso dacwadu, iyo ga’aan ka gaarista dacwada ku dhamaystiri doonaa muddo todobo (7) maalmood gudahood ah oo ka bilaabanaysa 02/11/2021 Waxayna go’aanka ugu gudbindoonaan soo dacwoodaha iyo dhamaan dhinacyada ay Khuseyso muddo afar iyo labaatan saacadood (24) gudahood ah oo ka bilaabanaya marka go’aanka la gaaro. Ugu dambayn, GXKHDD waxuu farayaa Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (GHDHF) iyo Guddiga Maamulka Doorashooyinka ee Somaliland in ay si dhaw ula shaqeeyaan xubnaha GXKHDD ce dacwadan gacanta ku haya isla markaana dhawraan waqtiyada dhagaysiga dacwada ee lagu qeexey habraacyadii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka.

    Dacwad Kursi Doorashada Mahdi Maxamed Guuleed Top Xuseen Carab Ciise
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday Xaalad degdega iyo Wararkii ugu danbeeyay…
    Next Article La-taliyaha Farmaajo: “Wakiilkeygii ololaha Doorashada ayaa Kismaayo laga soo tarxiilay..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo