Xildhibaano maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan Mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xildhibaanada oo tiradooda lagu sheegay 135, isla markaana taageersan Madaxweynaha ayaa bayaankooda ku sheegay inay si hagar la’aan ah u taageersan yihiin madaxweyne Farmaajo, ayna yihiin aqlabiyadda Baarlamaanka.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA