30 0day dhaqameed oo ka mida odayaasha dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa go’aan ku gaaray in dib loo dhigo Doorashada Madaxwenaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Qoraalka Odayaasha ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin ku heyso doorashada ayna la safatay musharaxiin ay wadato, iyadoo lacag laaluush ah u qeybisay xildhibannada K/Galbeed oo Muqdisho la geeyay.
Qoraalka oo aan lagu sheegin xilliga ay dhaceyso doorashada ayaa mas’uuliyadda dib u dhaca doorashada dusha loo saaray dowladda Federaalka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA ODAYAASHA