Akhriso Go’aanka ay soo saareen Guddiga Xildhibaanada ee la baxay Badbaadada Golaha Shacabka oo ku dhawaaqay inuu burburay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Xildhibannada oo sheegay inay gaarayaan 120 aayaa Ra’iisal wasaaraha iyo madaxweynaha ku eedeeyay cawaaqib xumida ka dhalata mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Jawaari.