Golaha Wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa lagu amray inay adeegsan karin Warbaahinta marka ay jiraan xaaladdaha qaarkood.
Arrinan ayaa ka dambeysay markii xubno ka mida Golaha Wasiirada Soomaaliya ay Siyaabo kala duwan Warbaahinta ay uga hadleen Weerarkii ka dhacay Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray Amar Golaha Wasiirada looga Mamnuucayo in Warbaahinta ay u Isticmaalaan Siyaasadaha Xasaasiga ah,w axaana la faray in waxa ay ka hadlayaan ay noqdaan wax la isla og yahay oo la turxaan bixiyay.
AKHRISTO WAREEGTADA