Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi kasoo tala bixiya arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi Dhagax.
Qoraal xildhibaanada loo akhriyay oo uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa lagu magacaabay 15 xubnood oo xildhibaannada Baarlamaanka ka mida, iyadoo la siiyay waqti ay go’aan uga soo gaaraan kiiskan.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA IYO MAGACAYADA