Waxaa maanta lagu wadaa in Muqdisho lagu doorto guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada ayaa waxaa ku tartamaya musharixiintii ugu badnaa ee labada xil isu soo taaga, waxaana jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad u taagan 6 musharax, halka guddoomiye ku xigeenka labaad ay u loolamayaan 10 musharax.
HOOS KA AKHRISO MUSHARIXIINTA
GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD:
1.Faarax Sheekh C/qaadir
2.C/weli Ibraahim Muudey
3.Khadiijo Maxamed Diiriye
4.Siciid Xuseen Ciid
5.Jeylaani Nuur Iikar
6.Khaalid Macow C/qaadir
GUDDOOMIYE KU XIGEENKA LABAAD
1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.
2.Mahad Cabdalla Cawad.
3.Burhaan Aadan Cumar.
4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)
5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.
6.C/wali Maxamed Qanyare.
7.C/laahi Goodax Barre.
8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi)
10.Maryan Axmed Haaruun