Shirkii Madasha Qaran ee ku soo dhammaaday Muqdisho xalay saqdii dhexe ayaa laga soo saaray go’aan dib loogu laabanayo kuraastii ay laaleen Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka.
Kuraastan oo gaareysa 11 kursi, waxay Madashy go’aamisay in dib loogu noqdo doorashadooda, waxayna cafisay musharixiin hore looga mamnuucay inay dib ugu tartamaan kuraastaasi oo ay ka mid yihiin wasiiro.
KOOS KA AKHRISO LIISKA KURAASTA DIB LOO DOORANAYO
GOOBJOOGE.COM