Golaha Wasiirada xilka sii haya ee xukuumaddii dhacday ayaa dhowaan si degdeg u meel mariyey guddiyo iyo heshiisyo caalami ah oo in muddo ah aan Golaha la horkeenin, taasoo loo arkay sharci darro iyo in ujeedooyin gaara loo boobsiiyey.
Heshiisyada uu Golaha Wasiirada xilgaarsiinta ah ansixiyey waxaa kamida: HESHIISKA DHAQAALAHA ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA, heshiiskan oo aan wax faahdaahin laga bixin waxa uu ku saabsan yahay ayey Wadani.net heshay nuqul ka mida, waxaana ka muuqda in loo dhigay is-afgarad ama is-faham Memorandum of Understanding -MOU)) la mida sida heshiiskii Somalia iyo Kenya ee Badda.
Is-fahamka labada dowladood ayaa la sheegay inuusan ahayn heshiis dowladna waajib ku ah, isla markaana aanu lahayn fulin waajib ku ah labada dalba, sidaasina lagu dhaqan gelinayo.
Qodobadda heshiiska is-afgradka ugu muhiimsan waxaa ka mida iskaashi ay labada dal ka yeelanayaan dhinac ganacsiga, taageerada shirkadaha waaweyn ee mashaariicda fulinaya iyo is-weydaarsiga Farsamooyinka iyo khibradaha.
Heshiiskan dhaqaalaha ee Somaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa la socda lifaaqyo kasoo baxay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Qorsheynta & Maalgashiga, oo ku saabsan heshiiskan, kuwaasoo soo baxay Bishii Maaso ee sanadkan 2020-ka.
Heshiiskan ayaa dalka ku haya heshiis ay magaaalada Muqdisho ku gareen Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaraha Itoobiya oo 4 dekadood Itoobiya loogu ogolaaday inay adeegsato, heshiiskaas oo aan Baalamaanka iyo Golaha Wasiirada marna la hor keenin.

Cooperation Areas.
The implementation of these common activities will be defined based on a work program that parties intends to act on in good faith.
Parties intend to Collaborate in the following areas;
– Promotion of productive and commercial cooperation;
– Support of enterprises in implementing common projects;
– Transfer of know-how and technical expertise.
General Activities by Area
…….. will provide ……. enterprises with information about the opportunities offered by the Ethiopian economic system to foreign economic operators.
The parties will promote cooperation between Ethiopian and Somali enterprises, by helping them search productive partners. However, SOMINVEST shall not be responsible if its efforts dont meet ………….s inquiries.
Joint projects will be encouraged and supported by actions and tools that will be identified in consideration with the specific features and objectives of initiatives.
The Parties will foster the exchange of information among enterprises on technologies and know-how, and industrial consultancy.
Neither Party may assign its rights, title, benefits, interests, obligations, and liabilities in this MOU to any third party without the prior written approval of the other Party.
The Parties intend to promote the above-mentioned actions, by involving local institutions, and to implement projects concerning this MOU.
All cooperative activities under this MOU will be carried out subject to the availability of funds of both Parties and in accordance with the laws and regulations of their respective countries.
Whereas this MOU shall not constitute a binding agreement, any difference which may arise from its interpretation or application shall be resolved jointly among the Parties.
Neither Party shall make any public announcement regarding the detailed terms of this MOU without the prior written consent of the other Party.
This MOU may be terminated with a one month written notice given to either party and consented by mutual agreement.