9 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho iyo xal u helidda xiisadda ka soo cusboonatay Gobolka Banaadir.
Xildhibaannada oo kasoo jeeda Beesha Guddoomiyaha Gobolka ayaa baaq u diray madaxda Qaranka iyadoo ku baaqay in la ilaaliyo amniga iyo xasiloonida.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA