Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi ku saabsan ansixinta Heshiiska Doorashada dadban diray Baarlamaanka Federaalka labada Aqal, ee ay gaareen Madaxweynaha iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday in la ansixiyo. lana sharciyeeyo Heshiiskan, wuxuuna heshiiskan lifaaqiisa u diray Baarlamaanka.
