Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilka iska casilay, kana haray tartanka Doorashada maamulkaasi ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay sababta uu xilka uga tegay.
Shariifka ayaa sheegay inuu tanaasulay, isagoo u arkay xaaladaha ka dhex jira dowladda dhexe iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo isagoo u turay dalka, dadka iyo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
HOOS KA AKHRI QORAALKA