Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa dhowaan 18 kursi ku kordhisay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xubnahan oo tirada Aqalka sare ka dhigaya 72 kursi ayaa beelaha Soomaalida qeybsadeen iyadoo ay soo magacaabayaan madaxda maamul goboleedyada dalka.
Inkastoo arrintan ay ka hor timid beesha caalamka, isla markaana la hadal hayo in ay diidi doonaan Baarlamaanka cusub, haddana waxaan idinku soo gudbineynaa sida beelaha loogu qeybiyay xubnaha cusub.
HOOS KA AKHRISO SHAXDA
F.G. Maamulka Hirshabeelle qaabka saddexda xubnood loo qeybiyay weli mugdi ayaa ku jira.
Wadani.com