Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»AKHRISO: Sidii ay u dhacday Dhageysiga Dacwad Korneyl dilay Jeneraal ka tirsan Ciidamada Badda

    AKHRISO: Sidii ay u dhacday Dhageysiga Dacwad Korneyl dilay Jeneraal ka tirsan Ciidamada Badda

    February 10, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadeynta sarkaal ku eedeysan inuu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaabatay maanta iyadoo kiiska lagu dhageystay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida.

    Ugu  horeyn waxaa eed dil Maxkamadda u soo gudbiyey xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida oo soo eedeysay Col. C/Naasir Xoosh Maxamed oo ahaa taliyaha raxanta Doomaha Ciidamada Badda Soomaaliyeed, waxaana lagu soo eedeeyay inuu dil bareer ah u geystay Jeneral Saciid Aadan Yuusuf (Mariino) oo ahaa baanduulihii Ciidamada Badda Soomaaliyeed.

    G/sare  Cabdi Naasir Xoosh Maxamed oo ka jawaabayay eedda loo jeediyay ayaa wuxuuna sheegay inuusan si ku talagal ah u dilin Marxuumka,  balse ay kaga fakatay sida uu sheegay.

    Xeer ilaalinta iyo Qareenada ayaa maxkamadda hor keenay markaatiyaal goobjoog u ahaa wixii dhacay, waxayna dhammaan  sheegeen in u jiray muran ka hor inta uusan falka dilka ah dhicin, sidoo kale waxay xafiiska xeer ilaalinta soo bandhigeen sawirro iyo documents muujinayo dhacdadan.

    Qareenkii u doodayay Eedeeysanaha ayaa dhinaciisa sheegay inaysan diidaneyn dilka balse badalkeed uu sheegay in uu jeclaan lahaa in eedeysanaha loo naxariisto oo  uu bixiyo diyo dhameystiran.

    Xafiiska xeer ilaalinta ayaa iyana sheegay in ey tahay taariikhda markiii ugu horeysay oo dil bareer ah loo geysto Generaal,  waxayna Garsoorka ka dalbadeen inuu dil toogasho ah ku xukumo eedeysane Col. Cabdi Naasir Xoosh Maxammed oo ah eedeysanaha loo heysto dilka Gen. Saciid Aadan Yuusuf (Mariino).

    Ugu dambeyn, dhageysiga kiiskan oo qaatay saacadihii ugu badnaa ayaa waxaa la soo gabgabeeyay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad Ciidamada Qalabka Sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute oo shaaciyey in dacwaddan in go’aanka Maxkamadda ay dib ka soo saari doonaan.

    Gen Saciid Aadan Yuusuf  (Mariino) ayaa 18-01-2018 lagu dilay gudaha Dekadda magaalada Muqdisho.

    Gen. Saciid Aadan Yuusuf (Mariino) Maxkamadda Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Siciid Mariino
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDoon Puntland sharci siisay oo lagu qabtay Thailand iyadoo sida Kalluun Sharci darro xad-dhaaf ah [Sawirro]
    Next Article Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo magacaabay Guddi [Akhriso Magacyada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo