Browsing: Maxkamadda
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la soo taagay laba nin oo lagu eedeeyay inay ka…
Maxkamadda rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa u yeertay guddoomiyaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, kadib dacwad lagu soo oogay.
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii dad ka badan ay ku…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka, kadib markii lagu helay…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto eedeysane Muqtaar Mahad Daa’uud (Wasiir ku xigeenkii Arrimaha dibadda Soomaaliya), kaasi…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray maanta intii aanu dalka kad dhooifin wuxuu xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaashii Maxkamadaha G/Banadir…
Dacwad loo heysto sarkaal ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo lagu magacaabo Xidigle Mowliid Cali Cabdi ayaa ka furantay Maxkamadda…
Maxkamadeynta sarkaal ku eedeysan inuu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaabatay maanta iyadoo kiiska…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo taagay eedeysanayaal Alsahbaab u qaabilsanaa sahminta iyo qarxinta Baararka magaalada Muqdisho.
Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska diiday maanta go’aankii ay Maxkamadda Sare ku baabi’isay doorashadii 8 kamida xildhibaanada oo dacwad…
Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si furan eedo isugu jeediyay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo hore loogu dhaawacay weerar.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda oo ah Waax ka tirsan Qarammada Midoobay ayaa berri oo Isniin ah billaabeysa dhegeysiga dacwad…
Dilaaga wariyayaasha ee dilka lagu xukukmay Xasan Xanafi Xaaji Ismaaciil ayaa hadallo yaab leh oo u muuqday hanjabaad kasoo yeereen…
Xisbiyadda siyaasada ee ka dhisan magalada Muqdisho ayaa dacwad ku soo oogay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wasiirka…
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo ayaa sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin wax Caddaalad ah iyo Ilaalinta…
