Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.
Shirkan oo socday intii u dhaxeysay 6-10-kii Febraayo 2018 ayaa lagu gaaray heshiisyo hor leh oo dhinacyada ay isla qaateen, kuwaasoo ay ku jiraan qeybsiga kheyraadka iyo Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA






![AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dowladda & Maamul Goboleedyada [Heshiisyo cusub oo la gaaray]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/02/Shirka-amniga1-1024x375.jpg)