Shirarkii wadatashiga ahaa ee magaalada Garoowe uga socday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada dalka ayaa kusoo dhammaday…
Browsing: Madaxda maamul Goboleedayda
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijadii kasoo baxday shirar magaalada Garowe uga socday madaxweynaha dowladda Federaalka…
Kulan uu soo qabanqaabiyay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe, kaasoo ahaa quraac oo sameeyey…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad ugu baaqay markii labaad shir Wadatashi isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada.
Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin…
Golaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga Dowlad goboleedyada ayaa shuruudo ku xiray Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee loogu…
Golaha Iskaashiga ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka Amniga Qaran ee uu dhowaan ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo oo shir uga socdo madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa sheegaya in caawa ay halkaasi ka…
Shirkii Madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa si weyn loogu dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaabka ay ula dhaqanto dowlad Gobooleedyada.
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ogolaatay oo heshiis kula gashay maamul Goboleedyada inay ruqsad kalluumeysi siin karaan shirkadaha shisheeye.
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.
Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka…
