Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay shirkii dabafalka shirka London, kaasoo uu furay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Shirka oo ay ka qeyb galeen madaxda dowladda Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo wakiilada beesha caalamka waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ku qoran af-ka ingiriiska, dhinaca hoose ka akhriso war-murtiyeedka.
HALKAN KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA
https://wadani.com/communique-somalia-security-conference-mogadishu-4th-december-2017/

![AKHRISO: War-Murtiyeedka kasoo baxay shirka Amniga Somalia ee Muqdisho [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/12/Shirka-Madasha.jpg)







