Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalay 300 qof oo ka kala yihiin maamul goboleedyada, Qurbe-joogta iyo qeybaha bulshada, iyadoo kooxo loo qeybiyey ka qeybglayaasha shirka oo ka dooday qodobo loo dhiibay.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA: