Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Warbixin Xasaasi ah oo ku saabsan Saldhiga Milateri ee Turkiga ka furayo Muqdisho

    AKHRISO: Warbixin Xasaasi ah oo ku saabsan Saldhiga Milateri ee Turkiga ka furayo Muqdisho

    August 28, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga.

    Saldhigan Milateri ayaa la sheegay inuu ku yaallo agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde iyo Dekadda magaalada Muqdisho isagoo 3 KM u jira dhismaha isbitaalka Ordogan ee ee magaalada Muqdisho.

    turkish-milatry-baseDhismaha saldhiga ayaa bilowday March 2015, waxaana la sheegay in la dhameystiri doono Janaayo 2017 oo si rasmi ah loo furi doono, laakiin dib u dhac ayaa marar badan ku yimid, iyadoo hadda lagu wado in la furo Bisha September 2017.

    Maareeyaha Shirka dhiseysa saldhiga milateriga Turkiga ee Soomaaliya Istanbul Mogadishu General Construction Company ninka lagu magacaabo Ebubekir Şahin ayaa wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu u sheegay dhismaha saldhiga ay ku baxday lacag dhan 50 Milyan oo doolar.

    Dhismaha saldhiga ayaa ka kooban xarumo tababar, saddex Dugsi oo milatari, Goobo la seexdo iyo Bakhaaro, wuxuuna ku fadhiyaa saldhigga dhul shan 400 hektar oo markiiba lagu tababari karo 500 askari.

    Saldhigga milateriga ee Turkiga ka furtay Soomaaliya ayaa la sheegay in ciidamo kale oo afrikaan ah lagu tababari doono. Turkiga ayaa xiriir wanaagsan la leh Soomaaliya, isagoo taageero kala duwan siiya Soomaalida.

    Soomaaliya ayaa noqotay dalkii labaad ee uu saldhig milateri ku yeesho kadib dalka Qatar oo uu dhowaan ciidamo gaaraya 5000 askari u diray markii ay qaraxday xiisadda Khaliijka oo la go’doomiyay dalka yar ee qaniga ah.

    DAAWO SAWIRRADII UGU DANBEEYAY

    Wadani.com

    Saldhiga Turkiga ee Muqdisho Somalia Top Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Magaalo ka tirsan Mareykanka oo guud ahaan Daadad Buuxiyeen [Duufaanta Harvey]
    Next Article Wasiirka Ganacsiga oo kala dirtay Rugtii Ganacsiga & Warshadaha Somaliya [Akhriso Wareegto]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo