Madaxda Madasha Qaran ayaa heshiis gaara ku qeybsaday tirada xildhibaanada magaalo kasta ku soo aadeysa ee lagu soo xulayo.
Qoraal ay saxiixeen madaxda madasha oo si rasmi ah loo faafin ayaa muujinaya inay qeybsadeen xildhibaanda Aqalka hoose oo magaalo waliba la siiyay tirada iyo beelaha ka imaanaya.
Magaalooyinka ay doorashady ka dhaceyso waxay kala yihiin: Muqdisho, Baydbaba, Kismaayo, Jowhar, Beledweyne, Cadaado iyo Garowe.
HOOS KA AKHRI DOKUMENTIGA
GOOBJOOGE.COM