Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Alshabaab oo shaacisay magacyada Saraakiil lagu dilay Dagaalkii Galmudug iyo Sarkaal Nolol lagu qabtay, kadibna..

    Alshabaab oo shaacisay magacyada Saraakiil lagu dilay Dagaalkii Galmudug iyo Sarkaal Nolol lagu qabtay, kadibna..

    August 17, 2021Updated:August 18, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Shabeelow ee ka mida degaanaad hoostaga Bacaadweyne, kadib weerar ay ku qaadeen Alshabaab.

    Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa dhex maray ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo maleeshiyada Alshabaab, wuxuuna socday saacado, isagoo soo gaaray maqribnimadii Caawa, isagoo dhaliyey qasaare xoog leh.

    Dhinaca Galmudug ayaa shaacisay inta la xaqiijiyey inay ku dhinteen 10 Askari oo ka mid ahaa, Gaashaanle Maxamed Cali Salaad taliyihii ururka Horseed ee Daraawiishta Galmudug, lagu dhaawacay 10 kale, iyadoo dhinaca Alshabaab aan faahfaahin laga helin.

    Dhinaca kale Alshabaab ayaa shaaciyay magacyada sarakaaiil ay sheegatay inay ku dishay dagaalka oo ay sheegtay inuu ka dhacay saadhiga degaanka Qeycad ku lahaayeen ciidamada Galmudug.

    Alshabaab waxay sheegtay inay dagaalka ku dishay 30 qof oo isugu jiray askar iyo saraakiil sare oo ka tirsananaa ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda, ayna goobta ugu tageen meydadka ilaa 20 ka mida.

    Magacyada saraakiisha ay Alshabaan shaacisay in la dilay ayaa kala ah:

    1- Maxamed Cali Salaad oo ahaa taliye Ururka Horseed ciidamada Daraawiishta Galmudug oo isla dagaalka ku dhintay.

    2- Xersi Cali Shire oo ah Taliyaha Mariniska Galmudug, kaasoo nolosha lagu qabtay, la toogtay markii Gaari lagala degay.

    3- Cali Diini oo ahaa taliyii hore saldhiga degmada C/Casiis, haddana ahaa sarkaal ka tirsan Booliska Galmudug.

    4- Taliye ku xigeenkii Ururka Horseed Daraawiisha Ciire Hirsige.

    Waxay kaloo Alshabaab sheegatay inay dagaalka ku qabsadeen 3 gaari oo midkood ah uu lahaa Sanator Cabdi Xasan Cawaale. Ma jirto cid xaqiijisay sheegashada Alshabaab ee qasaaraha dagaalka maanta ka dhacay degaanka Shabeelow.

    Alshabaab Bacaadweyn Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSarkaal Sare iyo Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Galmudug oo lagu dilay Weerar Alshabaab ku qaaday…
    Next Article XOG: Yaa ka danbeeya Khilaafka soo shaac baxay ee Guddiga Doorashada Heer Federaal..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo