Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Alshabaab oo soo bandhigtay Boqolaal Is-miidaamiyeyaal ah oo tababar loo soo xiray

    Alshabaab oo soo bandhigtay Boqolaal Is-miidaamiyeyaal ah oo tababar loo soo xiray

    June 28, 2023Updated:June 28, 20231 Min Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa baahisay muuqaallada maleeshiyo fara badan oo tababar loo soo xiray, kuwaasoo ay ku jiraan is-miidaamiyeyaal boqolaal ah.

    Bandhigan oo aan la sheegin halka uu ka dhacay, balse loo maleynayo Jubbooyinka ayaa waxaa kasoo muuqday Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamuud Raage oo ciidamadaasi u sheegay inay qaadi doonaan weerarro caddowga lagu laayo sida weerarradii Buulomareer iyo Mesagowaay, sida uu yiri.

    Sheekh Cali dheere oo khudbad dheer ka jeediyay bandhigga ayaa sheegay in Gaadiidkii ugu badnaa ay Alshabaab heleen marxaladan dagaaladii ugu danbeeyay, wuxuuna tiriyay magacyada saraakiishii ciidamada dowladda looga dilay dagaalka.

    Dhoolatuska Alshabaab ayaa ahaa kii ugu ballaarnaa ee ay soo bandhigto, waxaana ka muuqday boqolaal ciidan oo hubeysan, kuna lebisan dareyska ciidamada oo si gaara loo habeeyay, iyadoo ay Alshabaab ku muujisay awoodeeda milateri, kadib wejigii koowaad ee dagaalka ay la gashay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo looga qabsaday degaano ka tirsan Sh/Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud.

    Alshabaab Bandhig Cali dheere Is-miidaamiye Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu sida Shabaab ula dagaalamayo Musuqmaasuqa
    Next Article Golaha Amniga Q/Midoobay oo 6 Bilood ugu daray ciidamada ATMIS iyo 5000 oo sanadkan..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo