Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari dagaal oo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal dhowaan dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka dhacay degaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.
Gaariga lasoo banadhigay ayaa ah Lancruizer (Cabdi Bile) ah oo uu ku xirnaa qoriga Boobaha culus ee Dhashiikaha loo yaqaan, Waxaa kaloo gaariga saarnaa Qaad fara badan iyo sigaar, iyadoo dagaalka lagu qabsaday ay Alshabaab sheegtay in lagu dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda.
Dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaan marna ka hadlin qasaaraha kasoo gaaraya weerarrada dhex mara Alshabaab.
DAAWO SAWIRRO
.jpg)
.jpg)

.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)