Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Aqalka Sare oo War kasoo saaray Doorashada Koonfur Galbeed [Faragelin ay ka digeen-Akhriso]

    Aqalka Sare oo War kasoo saaray Doorashada Koonfur Galbeed [Faragelin ay ka digeen-Akhriso]

    October 15, 2018Updated:October 15, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa ayaa War kasoo saaray xaalada maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo doorashada la filayo inay ka dhacdo.

    War-saxaafadeedka ayaa tacsi loogu diray dadkii ku dhintay qaraxyadii dhowaan ka dhacay magaalada Baydhaba, waxaana baaq loogu diray musharixiinta, maamulka K/Galbeed, iyadoo looga digay in faragelin lagu sameeyo doorashada maamulkaasi.

    HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

    Senatarada Dowlada Federalka Soomaaliya ku-matala Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayagoo tixgelinaya xaladaha amni, siyaasadeed, bulsho iyo dhaqaalaba, kulamo muddo u soo scodey ka dib, waxaa ay soo saareen qodobada soo socda:

    ِ1. TACSI: Senatarada waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan dadkii ku geeriyoodey qaraxyadii 13kii Octoober 2018 ka dhacay Magaalada Baydhabo waxayna u rajeynayaan inta ku dhaawacantay inuu Alle si deg deg ah u boogo dhayo. Waxayna Xukuumadda Federaalka ugu baaqayaan in gargaar ku filan oo degdeg ah lala gaaro dadka ay dhibaatada soo gaartey.

    2. AMNIGA: Iyadoo Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay isu diyaarineyso Doorashada Madaxweynaha ayaa Senatorada waxaa ay ugu baaqayaan dhamaan shacabka, musharaxiinta iyo hay’adaha amnigaba inay xil gaar ah iska saaraan amniga guud ee KG gaar ahaan magaalo madaxda KM ee Baydhabo. Waxaan si gaar ah ugu digaynaa musharixiinta oo dhan in aaney ayaga iyo taageerayaashoodaba ku kicin wax liddi ku ah amniga iyo deganaanshaha guud ee deegaanka.

    3. DOORASHADA: Guddoonka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo waajib gaar ah ka saaran doorashada madaxweynaha waxaan kula dar-daarmeynaa inay guud ahaan doorashada u maamulaan si daahfurnaan leh isla-markaana hormuud ka noqdaan doorasho si xalaal ah u dhacda. Waxaana si gaar ah ugu baaqaynaa in la de-dejiyo magacaabista guddiga doorashada laguna qabto doorashada waqtigii loo qabtey.

    4. FARA-GELINTA Doorashada: Senatorada waxaa ay ka digayaan cid kasta oo isku dayda inay faragelin ku sameyso doorashada Koonfur Galbeed, waana in dadka Koonfur Galbeed loo daayaa in ay doortaan cida ay masiirkooda ku aaminaayaan.

    Gaba-gabadii waxaa ay Senatarada ugu baaqayaan shacabka Koonfur Galbeed inay ilaashadaan  Midnimada, Nabadda iyo xasiloonida deegaanka iskana ilaaliyaan in ayaga aan loo adeegsan bur-burinta xasiloonida deegaanka.

    Aqalka sare Doorashada K/Galbeed K/Galbeed Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Jowhar & Faahfaahin ku saabsan Socdaalkiisa
    Next Article Booliska Turkiga oo ogolaaday inuu baaro Xarunta Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul & Xog cusub

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo