Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Arday ku xaniban Shiinaha: C/raxman C/shakur oo Dowladda ka dalbaday Gurmad & Xildhibaan Fiqi oo eedeyn u jeediyey.

    Arday ku xaniban Shiinaha: C/raxman C/shakur oo Dowladda ka dalbaday Gurmad & Xildhibaan Fiqi oo eedeyn u jeediyey.

    February 5, 2020Updated:February 5, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay weli taagan halista sii kordheysa ee Cudurka Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa waxaa magaalada Wuhan ee uu ka bilowday Virus-ka waxaa ku xayiran arday Somaaliyeed oo ka badan 40, kuwaasoo dalabanaya ina halkaasi laga qaado.

    Safaaradda Soomaaliya ee dalka Shiinaha ayaa shalay soo saartay qoraal si weyn loo cambaareeyay oo ay ku sheegtay inuusan jirin arday Soomaaliyeed oo xanuunkaasi ku dhacay, ayna xiriir la sameysay dowladda Shiinaha, iyadoo aan soo hadal qaadin in ardaydaasi laga qaado magaalada go’doonka ku jirta ee cudurkaasi halakeeyay, sida ay yeeleen dowlado badan.

    Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo ka mida mucaaradka dowladda ayaa guu baaqay dowladda Federaalka inay adeegsato tallaabo kasta oo ardaydaasi lagu soo badbaadin karo, wuxuuna farriin baaq ahayd ku yiri:

    “Waxay ardayda Soomaaliyeed ee ku go’doonsan Gobollka Wuhan ee dalka Shiinaha ii sheegeen in aysan ilaa iyo haatan gurmad ka helin Dowladda Federaalka ah. Waxay kaloo ii sheegeen in Gobolku uu karantiil ku jiro oo si shakhsi ah looga bixi karin, in ay safaarada dalkaada kaa saarto mooye. Waxay ii sheegeen in dowladaha tabarta yar sida Falastiin Yaman iyo Ciraaq ay dowlado kale la kaashadeen oo ay dadkoodii la baxeen. Madaxda Dawladda Federaalka ah maadama ay magacii Qaranka maanta iyagu dowladda Soomaaliya ku metalayaan waajib ayaa ka saaran samata bixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Wuhan ku go’doonsan..”

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada dhaliila dowladda Soomaaliya ayaa isagu ku eedeeyay mas’uuliyad darro weyn oo safaaradda Soomaalida ee Shiinaha ku dhaqaaqday, iyadoo aan tixgelin siinin qeylo-dhaanta ardaya Soomaalida ka imaaneysa.

    “Magaalada Wuhan waa magaalo go’doonsan, oo gelitaan iyo bixid aan loo ogolayn marka laga reebo dadka ajnabiga ah oo dawladahoodu qaadanayaan waa tan safaaradii na dhahaysa waxaan sugaynaa marka ardaydaas uu cudurku ku dhaco waa mas’uuliyad-darro weyn iyo tixgalin la’aan dhawaqa dadkaas gurmadka weydiisanaya… Waxaan dawladda Soomaaliyeed iyo safaaradduba ay qaadi doonaan mas’uuliyadda ka dhalata dayaca iyo inkiraadda dhibka ardyadaas heysata..”ayuu qoraalkiisak u yiri xlldhibaan Fiqi.

    C/raxmaan C.shakuur China Coronavirus Xildhibaan Fiqi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Oday Ganacsade danyar ahaa oo lagu dilay suuq ku yaalla magaalada Muqdisho.
    Next Article XOG: Sidee Ahlu suna u eersatay kalsoonidii ay saaratay Mareykanka? (Halistii saacadihii ka horeeyay Doorashada Qoorqoor?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo