Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa farriin qoraal ah u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay Maxamed Xuseen Roobe, wuxuuna…
Browsing: C/raxmaan C.shakuur
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa taageeray in la xiro masaajidda si looga hortago faafista cudurka Coronavirus, wuxuuna su’aal ka keenay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wareysigii uu Madaxweyne Farmaajo siiyey Universal TV uu ku sheegay in doorashadii 2016-kii…
Iyadoo ay weli taagan halista sii kordheysa ee Cudurka Corona ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa waxaa magaalada Wuhan ee…
Siyaaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiya Xisbiga Wadajir ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay isku dayday sidii ay uga hor…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ka hor yimid warkii ay shaacisay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kuna saabsanaa in dal…
Maalmahan waxay dooddiisu socotaa sharciga doorashooyinka ee uu soo turxaan bixiyey Guddigii uu Baarlamaanku u saaray dib u eegista sharciga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa muuqaal uu soo duubay ku ku dhawaaqay inuu Alle uga towbad keenay khaladkii ku jiray…
Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa War uu soo saaray ku sheegay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur laga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhex uga jira dood ka dhalatay hadal uu jeediyey dalka Jarmalka oo xadiis ka sugan…
Sheekh Daahir Aw-Cabdi oo ka mida culimada waaweyn ee degaanada Puntland, fadhigiisuna yahay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay arrinta guuxa…
Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysay u eedeyn uga uga timid siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegay inay soo abaabushay hadal uu…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah wadaad u xiran dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahi ka bixiyey xabsi guriga uu ku jiro…
Siyaasiga C/raxamaan C/shakuur Warsame ayaa ka jawaabay baaq kasoo yeeray Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ugu baaqay inuu ka towbad…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waawen ee Soomaalida ayaa ugu baaqay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu ka…
Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu faaqiday arrinta taagan ee ku saabsan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo faalso ama wax aan jirin ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran u ogolaatay inuu…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran dowladda Soomaaliya, kana mida culimada aasaasay maxkamadihii islaamiga, Xisbul Islaam, kadibna Alshabaab ku…
Siyaasiga C/raxman C/shakuur Warsame ayaa si la yaab leh isaga difaacay eedeyn loo jeediyey inuu ku gefay xadiis ka sugan…
