Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, July 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Arinta Qalbi Dhagax waa Shirqool loo dhigay madaxweyne Farmaajo [Qormo Culus]

    Arinta Qalbi Dhagax waa Shirqool loo dhigay madaxweyne Farmaajo [Qormo Culus]

    September 1, 20173 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii aan la hadlay xubno ka tirsan Villa Somalia.

    Sida ay xogta iigu sheegeen waxaa ay Itoobiya iyo Somalia ku heshiiyeen inaan Qalbi Dhagax loola macaamilin sidii qof afduuban oo kale, laakiin uu Itoobiya kala shaqeeyo sidii uu kusoo xero galin lahaa xubnaha kale ee saaxibadiisa ONLF, tusaale qaabkii Muqtaar Rooboow kula heshiiyay Dowladda Somalia, si kastaba taasi ma’ahan arin Soomaalida careysan lagu qanci karo lamana hubo iney Itoobiya sidaas ballanka sidaas u fulin doonto.

    Arintaan waxay hoos u dhigtay 70% kalsoonidii shacabku ku qabeen madaxdda Dowladda, sidoo kale waxaa ay niyadjab ku riday dad badan oo taageero u ahaa Dowladda madaxweyne Farmaajo, dad badan waxa ay ku gafeen madaxweynaha oo ay ku tilmaameen inuusan wadani aheyn ,laakiin hubanti wadaniyadu ma’ahan wax saacad saacad isku badala sidaa darteed hadii madaxweyne Farmaajo shalay ahaa wadani ,maantana waa wadani.

    Arinta Qalbi Dhagax ma’ahan arin fudud, wuxuu ahaa kuxigeenka abaanduulaha ONLF, markii aad rabto inaad cabirto waxa ay ka dhigan tahay xaaladda dhiibista Qalbi Dhagax waxaad ku jaan goysaa “Aabaha oo ay Itoobiya dishay aabihiis, walaalihiis, ayna naafeysay gabdho la dhashay, ay ka burburisay wixii uu hanti lahaa, ayna ka qaadatay dhulkii uu lahaa, kaas oo kadib go’aansaday inuu cadawgaas iska celiyo laakiin dadkii ehelka u ahaa ee uu soo maciinsaday ay inta qabteen ay u dhiibeen caddowgii sidaas yeelay isaga iyo dadkiisa, sidee dareenkaagu noqon lahaa hadii uu yahay aabaha qofkaas la dhiibay ?… hadaba kasoo qaad inuu aabaha yahay Qalbi Dhagax.

    Dhowr xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo aan shalay ilaa xalay arkay waxaa ay qabaan in madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Gaashandhiga iyo taliyaha NISA ay tahay iney yimadaan Baarlamaanka hortiisa oo ay arinta ka jawaabaan ayna masuuliyadda ciddi qaadato.

    Sidda ilo xogogaal ah sheegeen, madaxweyne Farmaajo kuma jirin 4-ta qof ee Itoobiya lasoo gashay heshiiska lagu dhiibay C/kariin Qalbi Dhagax, waxaa loo keenay heshiis iyadoo lagu qanciyay markii meelo kale wax laga tusay, Ragaas labo ka mid ah ayaa raacay diyaaradii Qalbi Dhagax lagu geeyay Baydhabo ka hor inta aan lasii qaadin, Farmaajo waa bini’aadam waana la khiyaami karaa, waxaa uu leeyahay cadaw badan oo la shaqeeya isaga waana arrin u baahan in deganaan lagu wajaho, Farmaajo waa inuu dhowr su’aalood is weydiiya uuna qaada talaabo sax ah, arinta Qalbi Dhagax waa iney shaqsiyaad xilkooda ku waayaan walibana aysan waligood dambe soo hor istaagin Soomaalidda.

    Arintaan waa shirqool ee yaa alifay?, yaa afartaas nin u xilsaaray heshiiska?, ma jirtaa dan u qaas ah oo ay ka leeyihiin ragaasi Itoobiya?, horey ma u jiray xiriir ka dhaxeeyay afartaas nin iyo Dowladda Itoobiya?, yaa soo sawiray isagoo xiran Qalbi Dhagax , yaa sheegay in lagu yiri markii Baydhabo laga dajiyay?, “ha cabsan waxaad u socotaa dalkaagii rasmiga ahaa ee Itoobiya?

    Halkaan ayey kasoo bixi doonaan jawaabaha sidda uu madaxweyne Farmaajo isaga badbaadin karo fal-celinta ka dhalan karta arintaan Qalbi Dhagax , waxaan ku kalsoonahay wali inuusan Farmaajo aheyn khaa’inul wadan, laakiin waxaa ka badatay daacadnimadda taasina waxaa ay keentay inuu aamino dad aan u qalmin taasina ay keentaan iney shirqoolaan.

    Madaxweyne Farmaajo markii uu helo jawaabaha la xiriira su’aalaha aan kor kusoo xusay waa inuu degdeg usoo saaraa bayaan ay ciqaab la socoto, sidda inuu caddeeyo cidii shirqoolkan dhigtay, inuu shaqadda ka ceyriyo iyo inuu xabsi u diro si loo maxkamadeeyo qaran dumiska, shirqoolka iyo gafka u geystay muwaadin Qalbi Dhagax.

    Farmaajo waa inuusan hadlin isagoo aan baaris sameynin oo aan ogaanin cidda shirqoolkaan dhigtay,  Qalbi Dhagax ma’ahan muwaadin Itoobiyaan ah.

    Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax
    Email: [email protected]

    C/kariin Qalbi dhagax Farmaaj Farmaajo NISA ONLF Qalbi dhagax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo la Ciiday Qaar ka mida Ciidamada Xoogga Dalka
    Next Article Madaxweynaha Kenya oo War kasoo saaray Go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo