Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Askarta Dowladda oo laba Wiil oo dhalinyarro ah ku dilay Muqdisho & Ceelasha (Wiil $1 loo dilay)

    Askarta Dowladda oo laba Wiil oo dhalinyarro ah ku dilay Muqdisho & Ceelasha (Wiil $1 loo dilay)

    June 8, 2020Updated:June 8, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii ugu dambeeyay dilal kala duwan ka geystay Muqdisho iyo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka caasimadda.

    Dilka hore ayaa xalay ka dhacay degmada Hodon agagaarka Isbitaal Digfeer, kadib markii askari lacag baad ah ka doonayey wiil Mootooyinka dhaqa oo Matoor u yaallay aaggaasi uu ka dalbaday inuu siiyo hal Doolar oo uu maalinle uga qaado, balse deyn ku ahaa, markii uu wiilka u sheegay inuusan heki karin, ayuuna askarigii xabbad madaxa ugu dhuftay wiilkaasi oo markii isbitaalka la geeyay geeriyooday.

    Dhinaca kale waxa fal kale oo Dil ah uu maanta ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha, iyadoo askari ka tirsanaa ciidamada dowladda uu toogtay wiil dhallinyaro oo ahaa darawal Mooto Bajaaj.

    Wiilka la dilay ayaa la sheegay inuu waday Mooto Bajaaj, laguna magacaabi jiray Yaxye shariif Daahir, waxayna wararku sheegayaan in askariga uu dilka u geystay iyo darawalka mootada uu muran dhex maray, iyadoo askarigiisa uu rasaas ku furay goobtana ku dilay wiilkaasi.

    Ciidamada dowladda ka mida dhinacyada dilalka joogtada ah kula kaca dadka shacabka ah, waxaana saacadihii ugu danbeeyay ay Muqdisho iyo agagaarkeeda si xaqdarro ah ugu dileen laba wiil oo dhalinyaro ah oo shaqeysanayey.

    Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in Akariga dilka u geystay wadihii Mooto bajaajta uu goobta ka baxsaday,halka wara kale ay sheegayaan in Ciidamada ku sugnaa halka uu dilka ka geystay ay qabteen.

    Meydka wiilkii dhalinyarada ahaa ayaa waxaa goobta ka qaaday Ciidamada Dowladda iyo Ehelladiisa oo goobta tegay,waxaana la geeyay mid kamid ah xarumaha Caafimaad ee ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

    Inta badan Ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay dilal bareera ah u geystaan wadayaasha gaadiidka Mooto Bajaajta, kadib khilaaf soo kala dhex-galay,waxaana aad u yar askarta loo maxkamadeynayo dilalka darawalada Mootooyinka Bajaajta.

    Dil Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxman C/shakur: “Farmaajo wuxuu leeyahay ilaa Doorasho Qof & Cod laga qabanayo Anigaa joogaya?”
    Next Article Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo War kasoo saaray kulankii dhex maray Guddoonka labada Aqal (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo