Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay tiro cusub oo lagu kordhinayo Baarlamanka Jubbaland

    Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay tiro cusub oo lagu kordhinayo Baarlamanka Jubbaland

    September 10, 2015Updated:September 10, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo ayaa shaaciyay in 10 Xildhibaan lagu soo kordhin doono xildhibaanada Baarlamaanka Jubba oo markii hore ahaa 75 xildhibaan isagoo hadda noqon doona 85 xildhibaan.

    Madobe

    Axmed Madoobe  ayaa sheegay inay arrintan ka timid markii la-tashiyo lala sameeyay dowladda Federaalka, dadka reer Jubbaland iyo Beesha caalamka ay qaateen in dib loo fiiriyo cabashada dadka xuquuqda kaga maqan yihiin, inay go’aansadeen in baarlamaanka Jubba lagu daro 10 xubnood.

    Wuxuu intaas raaciyay in xubnaha cusub ee lagu daray baarlamaanka Jubbaland beel waliba  cabasho qabtay soo gudbin doonto beeshooda iyo meesha ay kasoo jeedaan, ayna goobjoog ka noqon doonaan dowladda Federaalka, IGAD iyo maamulka Jubba.

    “Waxaan idin caddeynayaa sidii markii hore ay IGAD garwade ka noqon doonto sidii ay garwadeen uga ahayd shirki Addis ababa” ayuu yiri Axmed Madoobe oo sharxay sababta keenay in arrintan ay dhacdo, wuxuuna caddeeyay inay doonayaan in loo gudbo degmo ee aan ka gudubno 4.5 iyo qabiilka wax lagu cabiro.

    Arrintan ayuu Axmed Madoobe kusoo beegay iyadoo Sabtida lagu wado in 4 sano oo hor leh loo caleemo saaro jagada madaxweynaha Jubbaland, waxaana arrintan gadaal ka riixayay dowladda Federaalka. Dhinaca kale go’aanka ka soo baxay Axmed Madoobe ayaa caddeyn buuxda u ah inuu isagu yahay qofka go’aanka u danbeeya leh mar haddii uu kordhinayo tirada Baarlamaanka.

    HOOS KA DAAWO

    [ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?t=17&v=zemQx_4QjS0″]

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Axmed Madoobe Baarlamaanka Jubba kordhinta barlamanka Jubba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO VIDEO: Maxamud Sayid Aadan oo ku biiray Maamulka Axmed Madoobe
    Next Article Fanaaniintii Muqdisho ku sugnaa oo loo qaaday magaalada Kismaayo iyo caleemo saarka Axmed Madoobe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo