Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Axmed Madoobe: “Soomaaliya waa ka duwan tahay Dal Qof iyo laba xukumi karaan..” [Farriin ku socota Farmaajo]

    Axmed Madoobe: “Soomaaliya waa ka duwan tahay Dal Qof iyo laba xukumi karaan..” [Farriin ku socota Farmaajo]

    September 4, 2018Updated:September 4, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul uga hadlay hab dhaqanka dowladda Soomaaliya iyo qaabka ay dalka ku hoggaamiso, isagoo sheegay inuu dalku ku sugan xaalad amni oo ka xun saadkii 2016-ka.

    Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyey furitaanka shirka Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ee magaalada Kismaayo ka furmay ayuu sheegay in xaaladda Amniga aan waxba laga qaban, Dastuurkiina qolo gaara isku koobtay dhameystirkiisa, haddana la leeyahay waa gababago.

    Wuxuu kaloo ka hadlay Nidaamkii Garsoorka oo uu sheegay in dowladda federaalka ay qaab xun u maareysay, hab dhaqanka garsoor ee maanta jirana uu keenay dhibaato, iyadoo aanay jirin wadashaqeyn fiican oo ka dhaxeeya dowladii Federaaalka iyo madaxda Dowlad goboleedyada oo metelaya shacabka intiisa badan, sida uu yiri.

    “2016 amniga meeshii uu marayey meel ka xun ayuu marayaa maanta, waxna lagama qabin wixii lagu heshiiyay, Madaxda dowladda Federaalka waxaad moodaa inay ku dhaqmayaan waxna ku maamulayaan rabitaankooda, iyagoon qiimeynin xaaladda dalka..” ayuu khudbadiisa ku sheegay Axmed Madoobe.

    Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in Soomaaliya waa ka duwan tahay wax ah qof iyo laba sadex xukumi karaan, isla markaana aanay suuragal ahayn in rabitaan gaara lagu maamulo dal uu sheegay inuu damqanaya oo wada boog ah.

    Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in dowladda federaalka ay bedeshay madaxdii Baarlamaanka Federaalka, tasaoo keentay in shaqadii Baaarlamaanka meesha ka baxday, sidoo kalena ay si khaldan u dhaqmayaan Xeer ilaalinti iyo cadaaladii, Amnigii iyo ciidamadiina faraha ka baxeen, wuxuuna yiri: “Riyo laguma maamuli karo, Qofk iska dhoofi doona maaha inuu dagaal iyo burbur nooga tago..”.

    Wuxuu mar kale weerarka ku qaaday madaxda dowladda Federaalka isagoo sheegay inay dooanayaan inay wada bedelaan madaxda maamul Goboleedyada oo ay keensadaan kuwo ay iyagu wataan, wuxuuna isweydiiyey: “Dowlad dhan oo wada nacamleyaal ah xagee laga helayaa..?”.

    Axmed Madoobe Farmaajo Kismaayo Shirka Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo [TOOS U DAAWO]
    Next Article Taliyihii hore ee NISA oo noqday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo