Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Axmed Qoorqoor, Lafta-gareen iyo Cali Guudlaawe oo qoraallo isku mida kasoo saaray Shirka Afisyoone

    Axmed Qoorqoor, Lafta-gareen iyo Cali Guudlaawe oo qoraallo isku mida kasoo saaray Shirka Afisyoone

    March 22, 2021Updated:March 22, 20211 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxda Maamul Goboleedyada K/Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa qoralalo isku mida kasoo saaray shirka Afisyoone ee maanta lagu wado inuu furmo.

    C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Cali Guudlaawe) ayaa barahooda rasmiga ah soo dhigay qoraallo kooban oo Lafta-gareen iyo Guudlaawe ku sheegeen inuu ka qeybgaleen furitaanka shirka, halka Qoorqoor adeegsaday inuu ka qeybgalayo furitaanka shirka Afisyoone.

    HOOS KA AKHRISO QORAALLADA

    C/CASIIS LAFTA-GAREEN: “Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka uga qeybgalay furitaanka shirka wadatashiga geedi socodka hanaanka doorashooyinka dalka ee lagu balansanaa 22da Maarso Madaxda Dowlada federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada federaalka iyo Gobalka Banaadir”.

    AXMED QOORQOOR: “Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeyb galaya Shirka Wadatashiga Madaxda DFS ,Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hada ka furmaya xarunta Afisiyooni ee Garoonka Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho”.

    CALI GUUDLAAWE: “Waxan maanta ka qeybgalay Shirka Wadatashiga Dowlada Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta ka furmay Xerada Afisyooni ee Ciidamada Cirka Soomaaliya. Shirkaan Wadatashiga ah oo muhiimadiisu ay tahay xal u helida Arrimaha Doorashooyinka Dalka iyo sidii isfaham looga gaari lahaa qabsoomida doorashooyin la isla ogolyahay oo si nabad ah ku dhaca”.

    C/casiis Lafta-gareen Doorashada Guudlaawe Qoorqoor Shirka Afisyoone
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxamed Farmaajo Shir gaara Afisyoone uga furay Saddex Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir
    Next Article Farmaajo oo shaaciyey inuu xarunt Afisyoone ka furay Kulan ka mida Shirkii dhammeystirka Doorashooyinka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo