Waxaa hakad ku jirta xafladii Xeritaanka Saxaaiixa Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kadib markii ay xal laga gaari waayey khilaafka…
Browsing: Shirka Afisyoone
Waxaa Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka bilowday munaasabad lagu so xirayo Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka oo lagu saxiixayo Heshiiskii…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada munaasabadda lagu saxiixayo Heshiiska Fulinta Doorashada, iyadoo lagu casuumayo dhinacyo kala duwan.
Waxaa la isla meel dhigay heshiis guud ahaan laga gaaray Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha…
Waxaa maalintii saddexaad maanta galay shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka ee ka socda Xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay fursadaha uu lumiyey madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Beesha Caalamka ayaa ka hor timid inuu fashilmay shirkii hordhaca ahaa ee Xarunta Afisyoone uga socday Madaxda Dowladda Federaalka iyo…
Beesha Caalamka ayaa caawa soo saartay War-saxaafadeed cusub oo ay madaxda Soomaalida uga dalabtay inay degdeg ugu laatnaan wadahadalkii si…
Wakiilada beesha Caalamka ayaa xalay kulan gaara ugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada taageersan Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/laahi Farmaajo,…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa qoraal ay soo saareen ku muujiyey walaaca ay ka qabaan isku dayga madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa cadeeyay inaysan ogeyn shir fashilmay sida uu ay ku dhawaaqday madaxda dowladda Federaalka.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo afjartay shirarkii hordhaca ahaa ee Afisyoone ee lagu tilmaamay gogolxaarka iyo kalsooni dhiska, loogana hadlayey in…
Waxaa saka dib uga bilowday xarunta Afisyoone shirka Madaxda dowlada iyo maamul Goboleedyada oo hakad galay labadii maalmood ugu danbeysay.
Madaxda Dowladda Federalka, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa mar kale maanta oo Arbaco ah dib u anba qaadaya shirkii…
Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada inay heshiis ka…
Shirkii Afisyoone ee madaxda dowladda iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, iyadoo lagu waday…
Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone inay heshiis gaaraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isku mari waayey shirkii Gogolxaarka ahaa ee u dhaxeeyay madaxda maamul…
Waxaa goor dhoweyd xarunta Afisyone ee magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Gogolxaarka madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka, iyadoo…
Shirkii hordhaca ahaa ee madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay xarunta Afisyoone ee magaalada…
